Madaxtooyadda Somaliland Oo Markale Ku Celisay Sababta Loo Baajiyay Xuska 18 May
May 17, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyey sababaha sanadkan loo baajiyey xuska 18 May,isaga oo sidoo kalena ka warbixiyey guddiga cusub ee madaxwayne Siilanayo magacaabay.
Berberatoday.com