berberatoday.com
18 May, 1991, Go’aan wayn ayaa la qaatay, guulo badan na waa la gaadhay” W/Q Maxamed Haaruun Biixi
May 18, 2017 - Written by Berbera Today

18 May, 1991, Go’aan wayn ayaa la qaatay, guulo badan na waa la gaadhay tan iyo maalintaas. Maanta 26 sano ayaa laga joogaa maalintii taladaasi dhalatay, wax badan oo qaldamay, oo hadii aan la garawsanin halis dhab ah gelinaaya, amaba burburinaaya wixii la qabtay ayaana jira. Geesinimadu ma aha midda xabadda oo keliya, waxa se la mid ah, amaba ka adag, in kelyo loo yeesho qirashada iyo sixidda wixii qaldanm. 18 May ha noqoto maalin la xisaabtamo, yaanay noqonin maalin la is maaweeliyo. Maxamed Siyaad baa 21 October ka dhigtay maalin maaweelo iyo indho-sarcaad, aakhirkiina waa ay ku dul duntay isaga oo guulihii kacaanka ka sheekaynaaya, oo calamada lulaaya!

 

 

W/Q Maxamed Haaruun Biixi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews