Daawo Muuqalka”Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde Oo Xukuumadda Somaliland Ku Canaantay Boobka Hantida Umadda
May 18, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa si adag xukuumadda ugu dhaliilay boobka hantida umadda, waxaana uu sheegay in ay Somaliland mareyso meel aad u dag oo u baahan badbaado qaran.
https://youtu.be/6AaFfizOvgE?t=67
Berberatoday.com