berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxwayane Siilanyo Oo Furay Shirweyne Lagaga Tashanayay Sidii Kor Loogu Qaadi Lahaa Siyaasada Dawladda Ee Ku Saabsan Ganacsiga Gaarka Loo Leeyahay+Daawo Sawiro
May 18, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwayanaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo

ayaa maanta furay shirwayne lagaga tashanayo sidii kor loogu qaadi lahaa siyaasada dawladda ee ku saabsan ganacsiga gaarka loo leeyahay,shirwaynahani oo ay soo qaban qaabisay wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Smaliland waxa kasoo qayb galay ganacsatada waaweyn, guddomiyaha rugta ganacsiga Somaliland,qaar ka mida hay’adaha caalamiga ah iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirdda.

 

Madaxwayanha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo halkaasi khudbad ka jeediyay ayaa waxa uu yidhi “Xukuumadaydu si buuxda ayay uga war haysaa kaalinta ganacsiga gaarka loo leeyahay waxaana ay si fiican uga shaqaysaa xuquuqda ganacsatada iyo qaabkii loo abuuri lahaa deegaan xasiloon oo lagu ilaalinayo shuruuc iyo qorshe istiraatajiyadeed oo kor loogu qaadayo ganacsiga, ujeedadayadu waa in aanu dhiiri galino ganacsiyada gaarka loo leeyahay si loogu guulaysto horumar dhaqaale oo waara iyo koboc ganacsi

ganacsi .

Image may contain: 1 person, standing and indoor

 

“Xukuumadaydu waxay markii ugu horaysay furaysaa wada tashiga siyaasada ganacsiga gaarka ah kulankana waxa diirada lagu saari doona siyaasad loo dhan yahay oo kor loogu qaadayo dhaqaalaha dalka oo Somaliland u baahan tahay inay maal geliso si loo gaadho koboc dhaqaale,tartan ganacsi iyo shaqo abuur, waxaan u hambalyaynayaa Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga, rugta ganacsiga iyo wasaaraddaha kale ee ka qayb qaatay sidii ay u qabsoomi lahayd munaasibadan balaadhan, waxaan ku dhawaaqayaa inay munaasibadu furan tahay”ayuu yidhi Madaxwayanaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silanyo

Image may contain: 8 people, people smiling

Image may contain: car and outdoor

Image may contain: 1 person, standing, wedding, suit and outdoor

Image may contain: 2 people, people standing and beard

Image may contain: 3 people, people standing and suit

Image may contain: 7 people, people standing, suit and indoor

 

 

Image may contain: 2 people, suit

Image may contain: 17 people, people sitting, people standing, table and indoor

 

 

 

Image may contain: 3 people

 

Image may contain: 7 people, people standing and indoor

 

Image may contain: 1 person, suit

Image may contain: 5 people, people standing

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews