berberatoday.com
Fariin Ku Socota Taageerayaasha Xisbiyada Qaranka Somaliland,,,W/Q Siyaasi Sacad Cali Kaahin
May 20, 2017 - Written by Berbera Today

Fariin Ku Socota Taageerayaasha Xisbiyada Qaranka Somaliland,,,

Waxaan Maanta doonayaa Inaan Halkan idiinkusoo gudbiyo qoraal kooban oo waano iyo wax isu sheega,,,
Aniga Si gaara u hadlaaya Taageeraasha Sadexda Xisbi Qaran,
Marka hore siyaasadau waa gol ceebeed oo Ninkasta oo gala golaha siyaasada waxay is mutaan dhigiisa ay iska soo horjeedaan,,
Taa macnaheedu waxa weeye siyaasadeedu waxay leedahay dhaliil iyo eedo Fara badan,

Balse raga ku wada ciyaaraya garoonka siyaasada iyagu dhaliisha iyo eedaha ay isu jeedinayaan kuma kala cawdaan kumana kala fogaadaan oo waxay arintooda iyo dagaakoodu ku koobanyahay masraxa laysku haleelo oo keliya!!!!
Markaan intaa halkaa kaga imaado waxaan usoo gondo degayaa Fariintaydan aan kula hadlaayo Taageerayaasha gobtaa ee Asxaabta Qaranka somaliland walaalayaal ka fogaada dhiiqada iyo waabeeyada siyaasiyiintu isku tufayaan ee Afka Baarkiisaa,,,,
Hana ku milmina ama haka jawaabina waxyaabaha ay siyaasiyiintu isku eedeeyaan,,
Waayo hadaydaan uba dhuun daloolin ama aydaan fahmaynin waxa haboon inaad ka gaabsataan oo aad taageeradiina oo keliya aad ku koobnaataan,, waayo waxani waa mabaadi mabaadiduna way guur guuraan,,,
Waxana taa dhinac taala oo mabaadida ka wayn wada dhalashada iyo dadnimadeena markaa walaalayaal intaa ilaahay ka cabsataan ka fogaada oo ka durka inaad qayb ka noqotaan sii kala fogaynta dadkeena gobtaa,,,

Waa Mahadsantiin
Wa Bilaahi Tawafiiq

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews