berberatoday.com
Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlaya Xaflad Ay Isugu Yimaadeen Kooxda Dhiiga Shacabka Cabta W/Q Cali Cismaan Xuseen(Cali Guray)
May 20, 2017 - Written by Berbera Today

Faysal cali waraabe oo ka hadlaya xaflad ay isugu yimaadeen kooxda dhiiga shacabka cabtay

dhegaystay hadal uu faysal ku duraayo beesha degta maroodi jeex iyo saaxil waxaanu ku eedeyay in ay soomali land khatar ku yihiin hadaba waxa is waydiintu tahay somalida ayaa ku maahmaahda (GALAD MIDGAAN WAA INTA AFKU QOYANYAHAY ) hadalkaa waxa ka keenay waa waxoogaa afka loo geliyay berina isaga oo kuwuu amaanayo caayaya ayaad arkidoontaan 

hadaba beesha uu tilmaamay marka ay dhibaato ku tahay yaa u naateexa horta aniga beelaha dega soomaliland waa isagu kay mid laakiin beel aan dalka wax tarini ma jirto waase loo kala badan yahay
somaliland waxay dhisantay marii hubkii laga dhihay maleeshiyada ee la sameeyay lacagta baasboorka iyo wareejinta ilaha dhaqaalaha sida kalabaydh iyo berbera waxa kale oo ka mid ahayd bedelaadii lacgtii cusbayd si uu dalku u noqdo mid shaqeeya
hadaba beesha aad amaanaysaa halkay ka tagnayd arimahaa
kuwa maanta soo faraxalada ku heley iyo isaaqoow inan yar oo samaroona ayaa dhulka i jiiday iyo qabyaalafa aad maanta weli ku hadaaqayso sow kulmite iyo garadag may keenin boobka aan loo aaba yeelin sidii oo ay jeel laga soodaayay carbka meel walba mariyay ee doonaya in aan waxba looga aaayin ee sidaa ay ku xalaashadaan hantida umada
waxan faysal cali waraabe u sheegayaa in ay xissabi danbayso oo hantida umada lagu soo celin doono gacanta shacabka qof haysan karaana aanu jirin wax kasta oo sharcifaro lagu qaatay ama sheer lagu galay waxa la waafajin doonaa sharviga weliba waxa ku jira guyaha aad dhisatay ee umadu lahayd ama laguu iibiyay waxba beelo ceeb ka saliima afkaaga ha ka caayin adigana kuu caayi mayno beesha wanaagsan ee aad ka dhalatay waxaad u jeedaana waa meelmarinta boobka iyo sharci darada aad doonayso in aad ku haysato
dhamaan beelaha somalilandna waaxan leeyahay wax yar ayaa u hadhay ee hala qasanina wabilaahi tawfiiq

 


W/Q Cali Cismaan Xuseen(Cali Guray)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews