berberatoday.com
Maxbuus Gar Suge Ah Oo Xaalad Caafimaad Daro Ugu Geeriyooday Xabsiga Weyn Ee Hargeysa Iyo Ciidamada Asluubta Iyo Maxkamada Oo Diiday In Cisbataal Daaweyn Loo Geeyo
May 20, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Jeelka wayn ee magaalada Hargeysa waxa maanta ku geeriyooday maxbuus lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xirsi.

Maxbuuskan oo ahaa xukun-suge ama rummaan ayaa waxa soo waajahday daryeel la’aan kaddib markii ay lasoo darseen xanuuno kala duwan oo ay kamid yihiin; Dhiigkar, Macaan iyo Gaastari – sida ay sheegeen qaar kamid ah maxaabiista jeelku.

Maxbuuskan geeriyooday ayaa codsaday in goob caafimaad la geeyo ka hor intii aanu geeriyoon, balse waxa arrintaas ka diiday ciidankii ilaalada jeelka.

Marxuum Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xirsi oo muddo 11 bilood ah ku xidhnaa jeelka wayn ayaa waxa sidoo kale diiday in ay damaanad kusii daayaan maxkamadda iyo xeer ilaalinta maadaama uu ahaa qof ay xanuuno lasoo darseen.

Ugu dambeyntii, Maxbuuskan geeriyooday ayaa deegaan ahaan kasoo jeeda degmada Boorama ee gobolka Awdal.

 

 

 

Khaalid Foodhaadhi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews