berberatoday.com
Sheekh Aadan-Siiro Muxuu Ka Yidhi Qaadhaan-Ururinta Xukuumaddu Bilowday Iyo Guddiga Maamulaysa ? Daawo Muuqal
May 20, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Qaadhaan-ururinta Xukuumadda Somaliland bilowday inay u ururiso Dadka reer Somaliland ee Abaartu ka qaadday Xoolahoodii.

Sheekhu wuxuu sheegay inuu soo dhaweynayo Go’aanka uu Madaxweynuhu ku qaatay in Xuskii 18-ka May ee Sannadkan loo beddelo Qaadhaan-ururin loo sameeyo Dadka Abaaruhu dhibaateeyeen, isla-markaana Lacagta la ururiyo loogu iibiyo Xoolo iyo Waxyaabo oo ay kaga soo kabtaan Dhibaatadii Abaartu gaadhsiisay.

Sheekh-Adam-Siiro_0

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud oo Arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi “Markaynu doonayno inaynu daweyno Arrimaha ay ka mid yihiin Dadkeennii Hantidoodii ka baxday ee Bannaanka yaalla (Abaarta awgeed), qaabka aynu u daweynaynaa ma mid ay Curinayaan baa Koox la garanayo waxay tahay mise waa mid aynu uga soo dheegayno Sunnaha Rasuulka (CSW)..” ?.

Khudbadda Sheekha oo Dhamaystiran Halkan Hoose Ka Daawo

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews