berberatoday.com
Wasiirka Waxbarashada Somaliland Iyo Wafti Wasaaradiisa Kasocday Oo Ciidamo Maamulka Putland Taabacsani Ka Horjoogsadeen Inay Gudaha Ugalaan Magaalada Badhan
May 20, 2017 - Written by Berbera Today

Badhan(Berberatoday.com)-Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Maamulka Putland Somaliya ee Gobolka Badhan kornel Cabdulaahi Cumar Cashuur, ayaa la sheegay inuu ka hor istaagay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Cabdillahi Ibraahin Habane(Cabdillahi Dheere)iyo wafti waxbarashada Somaliland ka socday oo safar ku tagaayay Magaalada Badhan ee Xarunta Gobolka Badhan waxaana sidaas sheegay oo aanu warkan kasoo xiganay suxufi Madaxa Banaan oo lagu magacaabo Siciid Isxal Findhe oo bartiisa Facebooka warkan ku baahiyay. Waxaanu qoraalka wariyuhu soo dhigay udhignaa sidan hoos ku qoran”

Taliyaha Ciidamada daraawiishta Maamulka Putland  ee Gobolka Badhan kornel Cabdulaahi Cumar Cashuur,
ayaa kahor istaagay inay soogaaraan degmada badhan wefti uu hogaminyo wasirka waxbarashada Somaliland mana aha markii koowaad ee uu samyeeyo taliyuhu talaabadan oo kale
wasiirka waxbarasha Soomalilad
C/laahi Ibraahim Habbane ayaa Waxaa Ku weheliyey
saraakiil madaxa imtixaanaadka guud ee s/land kamid yihiin waxayna usocdeen arimo ay kamid yihiin 
Ukuurgalka tayada xaaladda waxbarashada gobolka 

Waxa kaloo wasiirku waday Gaadhi cusub oo uu ku wareejinaayay isuduwaha waxbarashada Gobolka Badhan ujooga Somaliland iyo Agab waxbarasho oo wasiirku usido Xafiiska wasaaradiisu ku leedahay Degmada Badhan

Wasiir Cabdillahi Dheere iyo Waftigii uu hogaaminaayay ayaa ugu danbayntii la sheegay inay dib ugu soo laabteen xarunta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo iyaga oo ku hungoobay inay gudaha ugalaan Xarunta Gobolka Badhan ee sanaag bari

Xigasho Suxufi Siciid Isxal Findhe

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews