berberatoday.com
Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Magacawday Agaasimaha Waaxda Dabagalka Iyo Kormeerka Wasaaradaas
May 21, 2017 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Samsam Cabdi aadan Ayaa Dhowaan Waxaa ay Magcawday Agaasimaha Waaxda Kormeerka iyo Dabagalka Wasaarada Maaliyada si uu Kharashak Miisaanyida Uga Qayb Qaato isla markaana usoo xareeyo Dakhliga Ay Xukuumadu u baahan Tahay Masuulka Xilkan loo magcaabay ayaa ah Agaasimihii Hore ee Cashuuraha Beriga Wasaarada Maaliyada Cabdiraxmaan Jibriil Cabsiiyo Waxaana uu Ka mahadnaqay Xilkaasi isagoo Sidoo kalena Ka Hadlay Dedaalada ay Wasiirka Wasaaradaasi ku Dhimayso Sare u Kaca Dolarka isla markaana kaga Hortagayso Qiime dhaca Shilinka Somaliland Cabdiraxmaan Jibriil Oo Arintaasi ka HAdlayaa wuxuu yidhi. “ Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 20/05/2017 waxaa uu Sarifkii marayaa 8000 Sl,Sh halka uu hore uga ahaa 9100 sl,sh kadib markii ay wasiirka Wasaarada Maaliyadu Waysada u Biyaysatay Sidii ay u xakamayn lahayd Qiimaha Sare u kacay ee Shilinka Somaliland iyo Sixir bararka xili ay Maalintii shalay si Cad uga Sheegtay Warbaahinta inay sida ugu dhaqsaha badan wax uga qabanayso Hadii ay Tahay Sarifka iyo Welibana Raashin ay Keenayso Xukuumadu “ Hadaba Waxaan Leeyahay Waa Inaan is Barbar Taagnaa isla markaana Garab Ka wada ahaana Sidii Ay Wasiirka Maaliyadu Uga midho Dhalin Lahayd Qorshayaasha Shacabkeena Loogu Gurmanayo Maadaama Ganacsatadii Aanay Ilaa Hada Jebin Maceeshadiina Waxaan Ka Codsanayaa Inay Talaabo Muwaadinimo Iyaguna Qaadaan Sidoo Kale Indhaha Caafimaadka Qabaa Waa ay Arkayaan Waxqabadka ay Wasiirka Maaliyadu Marwo Samsam Cabdi Aadan oo aan anigu U Aqaano (Iron Lady) Ka Qabatay Xaaladaha Sixir Bararka iyadoo markasta Heegan ugu jirta Danaha Qaranka Somaliland waxaana aan leeyahay Taariikhda ayaa Xusi Doonta wax kasta oo ay Intii ay Xilka Umada u Haysan Qabatay Waxaa kale oo U baahan in Wax laga qabto oo sida Ugu Haboon Sixir Bararka Dukaamadan iyo Meheradahan Wax Kasta Cirka usii qaadaya ee aan Hoosba Uga dejinayn shaygii ay Hore wax u Saareen waxaana ay Shaqadoodii Tahay Dawlada Hoose o ah inay wax ka qabatoSida Ugu dhaqsaha Badan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews