berberatoday.com
“Somaliland sheekooyin badan oo qosol leh baa ka jira. Waxa ka mid ah, in nacaybka iyo jacaylka Somaliland nimadu uu hadba koox ama xaafad ku badanyahay”W/Q Maxamed Haaruun Biixi
May 22, 2017 - Written by Berbera Today

Somaliland sheekooyin badan oo qosol leh baa ka jira. Waxa ka mid ah, in nacaybka iyo jacaylka Somaliland nimadu uu hadba koox ama xaafad ku badanyahay, mana aha mid wadaniyad ku dhisan inta badan, ee dano qabyaaladeed iyo kuwo ka sii hooseeya oo shakhsi ayaa uu ku salaysanyahay. Kolkii 18 May, 1991 lagu dhawaaqay Somaliland, ee C/raxmaan iyo Xassan Ciise ay hogaanka qabteen, ila laga gaadho 1993 iyo shirkii Boorama, waxa jiray siyaasiyiin iyo shakhsiyaad xoog iyo xoog uga xanaaqi jiray soo hadalqaadka ‘Somaliland’, wax ay maqlaan na kalmadaas ugu necbaa. Miyaad garanaysaa kuwa ay ahaayeen shakhsiyaadkaasi, iyo sababtu waxa ay ahayd?

(Falaynta taariikhdii dhawayd)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews