berberatoday.com
Dawladda Shiinaha Oo Dhegta Dhiigga U Daray 18 Basaas Oo U Shaqeynayey Maraykanka
May 24, 2017 - Written by Berbera Today

Shiinaha(Berberatoday.com)-Dowlada dalka Shiinaha ayaa la sheegay inay dishay 18 Basaasiin u shaqeynaya hay’adda mukhaabaraadka dalka Mareykanka ee CIA-da, halka qaar kalena ay xabsiga dhigtay.

Warka Shiinaha Iyo Maraykanka

Arintani ayaa lagu tilmaamay inay tahay xadgudubkii ugu xumaa ee soo mara sirdoonka dalka Mareykanka muddo sannado ah.

Wargeyska The New York Times waxaa uu ku soo warramay in mid kamid ah dadkii u basaasayay Mareykanka lagu hor dilay asxaabtiisa, taasi oo ka niyad jabisay kuwii kale inay u sii shaqeyaan CIA-da.

Dilalka loo geysto basaasiinta Mareykanka laga soo bilaabo sannadkii 2010 ilaa iyo 2012-kii ayaa lagu qiyaasay inay gaadheyso ku dhawaad 20.

Khubaro haatan u shaqeeya Hay’adda CIA-da iyo kuwo hore uga soo shaqeeyay ayaa waxaa ay rumeysan yihiin in dowladda Shiinaha ay u dhacday amaba ay jabsatay qaabkii ay ku wada xidhiidhayeen Madaxda Hey’adda CIA-da iyo basaasiinta, halka qaar kalena ay aaminsanyihiin in mid kamid ah Raggaasi uu fashilay qorshaha basaasnimada.

Madaxda CIA-da waa ay ka gaabsadeen inay ka hadlaan arrinkani

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews