Daawo Muuqalka”Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Takoorka Lagu Hayo Beelaha La Hayb-sooco Ee Gabooye
May 26, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha KULMIYE, ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Takoorka lagu hayo iyo Hayb-sooca lagu hayo Bulshada Gabooye.

Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayey Munaasibad uu KULMIYE ku soo dhaweeyay taageerayaal ku soo biiray Xisbigaasi, ayaa ka sheekeeyay dhibaatooyin badan oo Dadka Gabooye-ha ahi kala kulmaan Beelaha Ajiga ah ee Reer Somaliland.