berberatoday.com
waxaynu ku soo jiray bil iyo badh aanu ku dardar gelinayno xisbiga wadani si uu ugu guulaysto doorasha madaxtinimada somaliland oo loo asteeyay in ay wadanka ka dhacdo nofanbar 2017 hadii ale idmo “W/Q Cali Guray
May 26, 2017 - Written by Berbera Today

waxaynu ku soo jiray bil iyo badh aanu ku dardar gelinayno xisbiga wadani si uu ugu guulaysto doorasha madaxtinimada somaliland oo loo asteeyay in ay wadanka ka dhacdo nofanbar 2017 hadii ale idmo
hadaba anaga oo garwaaqsanay in aan wadanka sidaa lagu sii eegan karin ee dalku u baahan yahay badbaado qaran ayaanu 6/4/2017 isugu nimi rag gaadhaya ilaa boqol isug jira aqoon yahayn duuliyayaal ganacsato siyaasiyiiin madax dhaqmeed xildhibaano iyo madaxda xisbiga wadani ee ka soo jeeda beesha subeer awal ayaanu waxaanu go aan ku gaadhnay arimahan soo socda
1 in umadan la jaahwareeriyay ee qabaailka looga dhigay in wax lagu doorto aan u gurmano ugana gurmano beenta loo sheegayo si loo fushado boobka iyo xaraashka lagu hayo wadanka
2 in dalkeenu u baahan yahay badbaado qaran si aynu u sii ahaano qaran
3 in xisbigaa kulmiye ee dadka ku wada xoolufinta haduu umada ku soo noqdo aan dalku sii jirayn

iyo weliba qodobo dhawra oo kale oo ay ka mid tahay in aan qabyaalad meel lagu gaadhayn
ayaa maanata oo bishu tahay 25/5/2017 waxanu soo gebagebaynay wejigii koobaad ee kaanbaynka oo aanu ku soo khatinay magaalada ku taal galbeedka ee gabilay oo aanu maanta ku qaabilay cudud aad u balaadhan oo ku soo biirtay xisbiga kana soo baxday kulmiye
Alxamdu lilaah hawshaa aanu hargaysa ka bilawnay ee saaxil ku xigtay gabilay ugu danbaysay waxay noogu soo qabsoontay si aad u fiican
aniga oo kuhadlaya afkii gudidii waday hawshaa iyo afka xisbiga wadani waxaan leeyahay guul iyo gobonimo
waxa kale oo aan u mahad naqayaa dhamaan dadwaynaha aanu hawada baaqa u marinay ee na ajiibay
iyo cidkasta oo ku faraxday hawshaa balaadhan ee ale inoo fududeeyay
waxan dib ka soo sheegaynaa wejiga labaad ee kaanbaynka la baxay badbaado qaran
dhamaan reer somalland waxan leeyahay ha loo sarekaco kaanbaynka lagaga badbaadinaayo dalka xisbiga xaalufinta iyo sixir bararka oo hala taageero barnaamujka la baxay badbaado qaran ee wadani u soo bandhigay somaliland
wabilaahi tawfiiq
ali osman hussien cali guray

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews