berberatoday.com
Wax-bixinta Iyo Sadaqadu,Waxay Qofka Ka Ilaalisaa Belaayada Iyo Dhibaatooyinka. “Sadaqadu Waxay Ka Hor Joogsataa Qof 70 Dhinac Xumaan Kaga Iman Lahayd”
May 27, 2017 - Written by Berbera Today

Wax-bixinta iyo sadaqadu, waxay qofka ka ilaalisaa belaayada iyo dhibaatooyinka. “Sadaqadu waxay ka hor joogsataa qof 70 dhinac xumaani kaga imanayso”
Waxaa jirtey in wejiga nabaro waaweyni ay kaga soo bexeen Sh. Abuu Cabdulaahi oo qoray Kitaabka Al-mustadrik, isagooo sannado qabay xanuunkan. Muslimiin badan ayaa u ducaysay, laakiin wali ma bogsan. Muddo dambe ayuu gurigiisa hortiisa uga qoday Muslimuunta goob biyaha lagu shubo oo ay ka cabaan.
Toddobaad intii aanay ka soo wareegiin ayuu wejigii bogsaday oo uu noqday mid qurux badan.
Dhinaca kalena Caa’isha (RC) Umul mu’miniin, oo sooman ayuu miskiin cunto weydiistay, waxaana u yaalay wax yar oo kimis ah. Inantii ama gabadhii la joogtay ayay ku tiri sii miskiinka Kimistii inoo taalay. Inantii ayaa ugu jawaabtay Caa’isha wax kale oo aad ku afurtaa kuuma yaalaan.
Caa’isha (RC) ayaa ku tiri waa rune iska sii miskiinka. Gabadhii ayaa tiri Arinkii oo sidaasi ah ayaa markii ay casarkii ahayd Neef ari oo hadiyad ah naloo keenay. Qofka wax bixinaya waa inuu lahaada kalsooni fog oo uu ku qabo Allah (sw)
Walaal iyadoo mar kasta sadaqada bixinteeda ay wanaagsan tahay misana maadaama ay inoo bilatey Bisha fadliga iyo qeyrka badan ee Ramadaan aan ku dadaalno in dadka masaakiinta ah ee aan heli karin wax ay ku afuraan in wax la taro oo la caawiyo.
Fadlan walaal adigoo Mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews