Xukuumada Somaliland Oo Baaq U Dirtay Shaqaalaha Ka Hawl Gala Shirkadaha Gaarka Ah
May 29, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada somaliland ayaa ugu baaqday shaqaalaha ka hawl gala shirkadaha gaarka loo leeyahay inay ka soo qayb galaan qaadhaanka loo ururinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen.
