“Askariga Jidka Muqdisho Taagan Ee Shaqada Ku Jira Inuu Kula Hadlo Iyo Inuu Xabad Kugu Joojiyo Waxaa Ufudud Inuu Tamarta Hadalka Ilaashado Oo Uu Xabad Kugu Rido”W/Q Cumar Serbiya
June 5, 2017 - Written by Berbera Today
askariga jidka Muqdisho taagan ee shaqada ku jira inuu kula hadlo iyo inuu xabad kugu joojiyo waxaa u fudud inuu tamarta hadalka ilaashado oo uu xabad kugu rido isaga oo gacantana raacinaya waliba ilaa aad istaagayso kugu cel-celinaya
dhaqankaasi waa mid maalinkasta aad arki karto dad badan ayaana sidaasi u dhinta .
Alle ha naxariisto Cumar Muumin Daahir (Zambaabi) oo ahaa ciyaartooy ka mid ahaa kooxda Elman oo dhintay dhaaawac ay gaysteen askar dowladda ka tirsan oo rasaas ku furay iyaga baabuur ay wateen isaga iyo saaxiibadii xilli ay u socdeen degmada Afgooye