berberatoday.com
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Ay Prof. Buubaa Ugu Diidey In Uu Ka Dhoofo Garoonka Diyaaradaha Hargeysa.
June 5, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirul dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa waxaa uu ka Hadley sababta ay xukuumadda Somaliland Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa ay shalay uga hor-istaagtey in uu ka dhoofo garoonka diyaaraha ee Hargeysa.

Wasiirka ayaa warbaahinta u sheegay in Prof. Buubaa uu sitey Passport ka dalka Soomaaliya isla markaana aaney ka dawlad ahaan ogleen in qof sita Passport ka dalka Soomaaliya uu ka dhoofo Somaliland.

maxamed muuse diiriye
Si kasta ha ahatee waxaa soo baxaya warar sheegaya in masuulyiin xukuumada ka tirsani ay ku safraan Passport-ka dalka Soomaaliya, sidoo kale Prof Buubaa ay dhawr jeer oo uu hore dalka uga dhoofay oo kaga  safray Passport-kan   laakiin  lama garan karo sababta shalay keentay in loogu diido.

https://youtu.be/QEUMj_O02Rg

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews