berberatoday.com
Cali Khaliif Galaydh Oo Xalay Socdaal Tamashleyn Ah Ku Dhex Maray Suuqyada Magaalada Hargeysa
June 10, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Cali Khaliif Galeydh Madaxweynaha Maamulka Khaatumo ayaa xalay hal mar uun la arkay isaga oo socdaal lug ah oo tamashlayn ah ku dhex maraya suuqyada waa weyn ee Magaalada Hargeysa

cali khaliif9
Waxaana Socdaalkaasi Cali Khaliif ku wehelinaayey gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo wasiiru dawlaha wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo labadooduba kamid ah guddiga dhanka dawlada Somaliland u matalaya wada hadalada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo.
c3
Qaar ka mid ah shacabka caasimada Hargeysa isla markaana ku sugnaa goobihii suuqyada ahaa ee Cali Khaliif Xalay Dhex maraayey ayaa ku soo ururay iyaga sawiro la galay isla markaana dhalinyarada qaar ay Cali Khaliif Galaydh xalay kula kaftameen inuu Hargeysa soo dago isla markaana kamid noqdo Siyaasiyiinta Somaliland kana shaqeeyo horumarka iyo wax wada lahaanshaha Somaliland

Cali Khaliif iyo dhalinyaradii uu xalay kula kulmay suuqyada Hargeysa ayaa waxaa ay is dhaafsadeen hadalo kaftan iyo duur xul iskugu jira.
Socdaalkan lugta ah ee uu xalay Cali Khaliif Galaydh ku maray suuqwaynaha Caasimada Hargeysa ayaa waxaa uu ahaa mid kadis ah

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews