Madaxweyne Turkiga Oo Madaxweynaha Dawlada Xamar Uga Digay Inuu Taageero Isbahsiga Dawladaha Uu Sucuudigu Hogaaminayo
June 10, 2017 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Turkiga ayaa uga digay Madaxwene farmaajo In uu ka laabto Go’aankii dhex dhexaadnimo ee ay ka qaateen Xaalada wadamada Khaliijka hadii laga tegiwaayona Wuu Qadar Barbar istaago
Sucuudiga ayaa isna Farmaajo Ku Cadaadiyay In uu Ka noqdo Go’aankii dawladiisu soo saartay iyagoo lafilayo in wasiirka arimaha debeda Sucuudigu yimaado Muqdisho
Si uu farmaajo uga helo taageero taabedelkeedana Mashaariic aan la’arag ay udhisaan soomaaliya
Dawladda Qadar ayaa si wayn ugacan qabatay Madaxweyne Farmaajo xiligii Doorashada Taasina waa abaal siyaasadeed oo madaxweynaha Dawlada Qadar ku la hayd
Waana sababta uu markiiba dhexdhexaadka Somaliya unoqotay
Madaxweyne Farmaajo ayaaa wajiyadaas isdiidan looga fadhiyaaa inuuu Go’aan ucuntaba Dalkiisa muqtaqbal ka qaato
Sababta ugu wayn ee soomaliya loo danaynayaa ayaa waxay tahay Hawada Oo duulimaadyada cirka ee dawlada Qadar loosoo wareejiyay tan iyo markii dhacdadani timi