berberatoday.com
Wadada Ictiraaf Raadinta Somaliland Ma Sucuudiga Iyo Imiraatkaa”Ahmed Abdi Egeh
June 13, 2017 - Written by Berbera Today

WADADA ICTIRAFKA LO MARAYO MA SUCUDIGA IYO IMARADKA,,


Hassan nasrullah aya mar u la hadalayay caamada shiicada isago doonaya in u ku qanciyo dagalka Suriya e ay ku jiran hisbullah ayu waxa u yidhi WADADA LO MARAYO XORAYNTA QUDIS WA SURIYA..Wa anigo ku yidhahda ado Hargeysa jooga wadada borame lo marayo wa Burco…Wax kale kuma garatid dhimashadi hisbullah dhowr kun bay koru dhaafty 8 kun wa dhawac dhaqle waxay haysten wu kaga babay ila iminkana waxay u haystan in ay Qudus xoraynayan…..
Waxan ugu socda imika Ictirafka Somaliland wadada lo marayo waxay inola eegatay Sucudiga iyo imaradka hada garo iyaga ayan wax laga dhegaysen Suriya 6 sano ayay lahayn sidan ha laga dayo cidna wax way ka maqli weyday Afqanistan iyo arimo badan o kale wax alalaliyp wax laga dhgaystay ma jirto waxa qudhae lo taga on marka lacag laga doonayo hadaba ninka rumaysan in wadada ictirafka imika ino furmay o Sucudiga iyo imaradka maro waxan leeyahay sxb riyada ka kac..

 

 

 

Ahmed Abdi Egeh

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews