berberatoday.com
Kulmiye iyo Saaxil kala dhinte oo waxa la xaraashay, Dekedii, Saldhigii, Haamahii, Net Fish, Wershada sibidhka iyo wakaalada biyaha by Abdi Mustafe
June 14, 2017 - Written by Berbera Today
Reer Berbera waxba yaanay ummada wareerin sabab too ah, waxa lala wareegay iyagoo arkaya 1. Dekeda 2. Saldhiga 3. haamaha 4. Kawaan kii kaluunka ( Net Fish ), 5. Wershadii sibidhka 6. wershadii laydhka maantana 7. wershadii biyaha ayaa diyaara in dad gaara lagau wareejiyo. Waxba yaanay Roda Axmed Yassin filin idiin dhigin waxa soo dirtay Madaxtooyada oo ku tidhi adna orod warbaahinta tag. Roda Axmed Yassin waxa kulmiye kula wareegay qadar yar oo lacaga iyadoo Berbera joogta oo waxay doontaba jimic loo siiyo. Waxba yaanay maanta inta ay warbaahinta timaado ilmada filim hindiga qubin. Horaa loo yidhi Faras qurux diisii qiimuu ku doorsaday….. Reer Berbera iyo Saaxil oo dhami haday ku guul daraysteen inay dowlada iska hor taagaan xaraashka gobolka lagula kacay mid qudha uun baa u eeg ama u hadhay oo ah in aanay wax coda siinin Kulmiye. Hadii reer Saaxil Kulmiye dhabarka u jeedin waayaan oo ay cod siiyaan oo uu soo baxo natiijadu waxay noqonayso reer Berbera na loo sheegi maayo gobolada kalena way garanayaan. Berbera ha is xoreyso 13 Nov 2017 waa maalinta vote ka loo dareerayo oo yaanay cod siinin Kulmiye hadii kale haraad kaa ayaydin ku jiri iyo nolol ka sii fool xun. Reer Berbera inay qabow iyo biyo jaban helaan iyo in ay kuleyl iyo biyo qaaliya helaan iyagaa isu haya maalinta doorashada ee yaanay waxba ina wareerin… Ama Kulmiye u codee oo kadeedkaa ku noolow ama ka codee oo nolol caadiya ku noolow.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews