Madaxweyne Siilanyo Oo Maalinta Beri Safar Ugu Baxaya Dalka Isutga Imiraatka Carabta Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
June 15, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)Sida ay sheegayaan Warar Xogogaal ah oo ay heshay shabakada Wararka Berberatoday.com Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud(Siilanyo)ayaa beri Galinka Danbe u amaba bixin doona Safar uu kutagay dalka isutaga imiraatka Carabta,
Socdaalka Madaxweynaha ayaa lagu sheegay mid shaqsiya oo la xidhiidha arimo caafimaad Waxaana raacaya oo kaliya qoyskiisa iyo xoghayihiisa Gaarka ah.