Baanka Dhexe Ee Berbera Oo Wax Isdaba Marin Iyo Xatooyo Lacageed Ka Dhacday Iyo Labo Shaqaalaha Ah Oo Booliisku Radinayo
June 18, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Wararka Kasoo Baxay Baanka Dhexe Ee Berbera Ayaa Sheegaya In Labo kamida Shaqaalaha Baanka Booliisku Raadinayo, Waxaan wararku Sheegayaan in wax Isdaba Marin Lacageed Ay ka Dhacday Baanka dhexe Ee Berber
Illaa Iminka Lama garan Karo Cadadka lacagta Ah Ee la Musuq Maasuqay , Laakiin Illo Wareedyo Ayaa xaqiijinaya In Aanay Badnay Lacagta la Isdaba Mariyay ee uu Ogaaday Maamulaha Cusub Ee Baanka Berbera,