War Deg Deg Ah Dab Ka Kacay Dekeda Berbera Qeybta Koonteenarada Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
June 18, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-War Deg Dega Dekada Berbera Qaybta Loo yaqaan Barxada Wajaale Oo Gubanayasa iyo Qiiqa Ololka Oo Cirka Isku Shareeray, Illaa Iminka lama garnayo waxa Gubanaya Iyo Waxa uu dabku Ka dhashay Toona , Lamana Ogala Cid Gudahaha u gasha Goobta Dabku Ka Kacay Oo Olo Ba,ani Kasoo Baxayo ,