berberatoday.com
Dhibaatada Dawladaha Yurub Ku Hayaan Soomaalida Dalalkooda Jooga (Daawo Xog-warranka Hooyooyin Carruur Laga Qaatay Iyo Murugada Waalidiinta Haysata
June 19, 2017 - Written by Berbera Today

Oslo(Berberatoday.com)-Hooyooyin ka mid ah Soomaalida ku dhaqan Dalka Norway oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, ayaa si qiiro leh uga warramay dhibaatooyin Dawladda Norway ee Degannaanshiyaha siisay ku hayso.

Haweenkan oo qaarkood ay Dawladda Norway ka qaadday Carruurtoodii, isla-markaana u geysay qaarkood Dad isku jinsi ah oo is qaba, si ay u korsadaan, ayaa Dawladda Soomaaliya ka codsaday inay wax ka qabato Arrintaasi.

Haweenkan oo qaarkood Oohin xajinsan waayay, ayaa sheegay in Carruurtoodii Dawladda Norway ka qaadday la baro Diinta Kiristaanka.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose Ka Daawo

https://youtu.be/FjyecfyM4FQ?t=42

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews