berberatoday.com
London: Boqolaal Guri Oo Laga Saaray Dadkii Degganaa Iyo Sababta Keentay
June 26, 2017 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-In ka badan 800 oo guryo ah oo ku yaalla degmada Camden, ee waqooyiga London, ayaa dadkii deganaa laga saaray iyadoo sabab looga dhigay badqabkooda.

Waxay ka dambeysay dabkii ka kacay dhismo ku yaalla waqooyiga London oo ay dadka badani ku dhinteen.

Dowladda hoose ee Camden ayaa sheegtay in dadka deggan shan guri oo ka tirsan shan dabaq oo ku yaalla deegaanka Chalcots iyagana laga saari doono dhawaan.

uklo

Derbiyada iyo safiitooyinka dhismayaasha dadka laga saaray ayaa la sheegay inay la mid yihiin kuwa dhismihii Grenfell Tower ee gubtay.

Guud ahaan 79 qof ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen kaddib dabkii dhismaha Grenfell.

Dowladda hoose ayaa sheegtay inay baadhitaan joogto ah ku sameyn doonto dhismayaasha si ay u hubiso badqabka dadka deggan.

Shaqada baadhitaannada guryaha ayaa la filayaa inay qaadato muddo saddex ilaa afar toddobaad ah.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews