berberatoday.com
Madaxweynaha Dawlada Xamar Maxamed Cabdillahi Farmaajo Oo Somaliland Ugu Baaqay In Midnimada Somaliya Laga Wada Shaqeeyo Iyo Hadalo Beer Laxawsiya Oo Uu Fariin Ahaan Usoo Diray
June 26, 2017 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), Madaxweynaha Dawlada Xamar, ayaa Somaliland ugu baaqay in laga wada shaqeeyo midnimada iyo qaranimada dalka.

Madaxweynaha oo xalay Magaalada Muqdisho kaga qaybgalay munaasabadda 26-kii June, ayaa yidhi “Xuska 26-ka June waxaa walaalahayaga Gobolada Waqooyiga, dhalinyaro iyo waayeel, rag iyo dumarba aan ugu baaqayaa inay tahay masuuliyad inoo wada taala inaan dib u hanano qaranimadii iyo midnimadii dalkeena.”

farmaajo

font-family: “Helvetica Neue”, Helvetica, Arial, sans-serif; font-size: 14px;”> “Iyadoo taariikhdeena dhow qaybteeda xanuunka iyo foolxumada leh ay tahay inaan ka gudubno, si aan u gaarno mustaqbal ka wanaagsan kan maanta aanu ku suganahay.”

“57 guuradii, 26-kii June waxay ku beegan tahay anigoo sanadkan ah Madaxweynihii Qaranka, isla-markaana waxaan dib u xusuusanayaa dabaaldegyadii la qabtay doorashadeedii. Dabaaldegyadaas oo ay isugu soo baxeen, ayna soo dhaweeyeen dhalinyaro fara-badan, waayeel, rag iyo dumarba, oo gobol kastoo Soomaaliyeed joogga. Waxay ahayd farriin uu hankeeda aad u weyn yahay, saldhigeeduna uu ahaa nabad, nolol, midnimo iyo cadaalad.”

“Marka munaasabadan waxay tahay mid aad iyo aad noogu weyn ama ugu weyn taariikhdeena, waxaana dadka Soomaaliyeed meel kastoo ay jooggaan ugu hambalyeeynayaa 57 guurada ka soo wareegatay maalintii calanka Soomaaliyeed oo xor ah laga taagey dhul Soomaaliyeed.”

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews