berberatoday.com
Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Wadani Oo Hambalyo U Diray Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidal- Fidriga Awgeed.
June 26, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa (Berberatoday.com)-Musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) ayaa shacabka Somaliland iyo guud ahaan shucuubta Islaamka ugu hambalyeeyey munaasibada Ciidul-fidrida oo bari oo Axad ah (Shawwal 01, 1438H) looga dabaal dagi doono Somaliland iyo guud ahaan dunida muslimka ah.

Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ahna Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI oo ku hadlaya magaciisa, ka xildhibbaanada Golaha Wakiilada, hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka ee xisbiga WADDANI ee kala jooga gudo iyo dibad-ba, waxa uu guud ahaan umadda Islaamka ah gaar ahaan shacabka Somaliland ugu hambalyeynayaa Ciidul Fidrida, waxaanu ilaahay uga baryey in

Ciidul-Fidridan teeda kale uu ku gaadhsiiyo nabadqab iyo Barwaaqo.

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxa uu sidoo kale guud ahaan shacabka Somaliland uu u rajeynayaa in Alle uu ka aqbalo acmaashii suubaanayd ee ay soo qabteen bishii Ramadaan, waxaana uu ku booriyey bulshada in la sii wado acmaasha iyo cibaadada si Alle loogu dhawaado.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews