berberatoday.com
Shirkada Caalamka Oo Dhan Laga Isticmaalo Adeegeeda Ee Google Oo Balaayiin Doolar Lagu Ganaaxay Iyo Sababta Keentay
June 27, 2017 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Golaha midowga Yurub ayaa ganaax lacageed oo dhan 2.42 bilyan yuuro oo dhiganta ($2.7bn) ku soo rogay shirkada Google ka dib markii la ogaaday in shirkada ay si xun u isticmaashay awooddeeda.

Goluhu wuxuu sheegay in adeegyada dukaamaysiga ee Google la siiyay caannimo aan dhexdhexaad ahayn marka ay timaado in aaladaan wax laga dhexbaadhho.

google

Lacagtani ayaa ah ganaaxii ugu barnaa ee goluhu uu ku soo rogo shirkad lagu eedeeyay in ay wax isdaba marin ku samaysay suuqa.

Go’aankan ayaa sidoo kale ku amraya shirkada Google in ay ku soo afjarto muddo 90 maalmood gudahood ah ficilada ka dhanka ah tartanka haddii kale ganaaxyo dheeraad ah ay wajihi doonto.

Shirkadan laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa sheegtay in ay racfaan ka qaadan doonto xukunka golaha midowga Yurub.

 

 

Source: bbcSomali.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews