Daawo Muuqalka”Xildhibaanada Gollaha Deeganka Degmada Gabiley Oo Saxeexay Mooshin Ka Dhan Ah Maayarkooda Iyo Eedo Musuqmaasuq Oo Ay Sheegeen Inuu Ku Kacay
June 29, 2017 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Aqlabiyada xildhibaanada golaha deeganka magaalada Gabiley ayaa waxaa ay saxeexen mooshin ka dhan ah maayarka Magaaladaasi Maxamed Aamin Cumar Cabdi.

Xildhibaanadan oo ay tiradoodu tahay 15 xildhibaan ayaa waxaa ay sabab uga dhigeen mooshinkooodu ka dib markii maayarkoodu sameeyey hanti boob , ku takri fal awoodeed iyo qabyaalad qaawan isla markaana ay garteen in ay