Berbera”Xildhibaano Ka Degaanadii Laga Soo Doortay Dhul Boob Iyo Macdan Qodasho Sharcidaro Ah Kula Noqday Iyo Bulshadii Soo Dooratay Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay
July 1, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)Qaar ka mida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Ee Degmada Berbera Qaarkood Ayaa Boobkii Ugu Badnaa Ku haya Dhuldaaqsimeedkii Xoolahu Ku foofaayeen ee degmada mandheera ,
Xildhibaanadaasi Ayaa ah Kuwa Laga soo doortay Jiidaha Galbeed Ee Gobolka Gobolka Saaxil Ayaa Boobkii Ugu Badnaa Ku haya Dhulkii Xoolahu Ku foofaayeen Ee Dhuldaaqsimeedka Ahaa “
Xildhibaan Rashiid Aw Xasan Iyo Xildhibaan Maxamuud Cabdilaahi Aw Aadan(Bidhiidh) Ayaa Muddooyinkii U danbeeyay Dadka Ku dhaqan Degmada Mandheera Qaybaheeda Kala duwani ay Cabasho Xoogan Ka mujinayeen oo ku sababsan dhul boobka ay ku hayan degaanka xooluhu daqayeen