Qaramada Midoobay Oo Shaacisay In La Dhimay Kharashaadka Hawl Galada Nabad Ilaalinta
July 2, 2017 - Written by Berbera Today
New York(Berberatoday.com0-Qaramada Midoobay ayaa isku raacday dhimista ku dhawaad lix boqol oo milyan oo doolar oo ah miisaaniyadda sannadlaha ah ee hawlgaladda nabad ilaalinta.
Mareykanka oo bixiya tabarucaadka ugu badan ee miisaaniyada nabad ilaalinta ayaa soo dhaweeyey tallaabadan, laakiin wuxuu ku baaqay in la sameeyo dhimis kale oo dheeraad ah.
