“Dhegta Ilaali”Mulkiilaha Wargeyska Ogaal Muuse Faarax Jaambiir
July 5, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mulkiilaha Wargeyska Ogaal Muuse Faarax Jaambiir, ayaa madal lagu casuumay Saxaafadda Somaliland ugu baaqay in la wadda ilaaliyo qaranimadda iyo Jiritaanka Dalka. Islamarkaanna wuxuu sheeko qosol leh ku afmeeray Casuumaddii uu Fidiyay Gudoomiyaha xisbigga Kulmiye ahna murashaxa Madaxweyne ee xisbiggaa Muuse Bixii Cabdi.