Itoobiya Oo Dawladda Xamar Ku Wareejisay 120 Maxbuus Oo Ka Soo Kala Jeeda Hargeysa iyo Muqdisho
July 5, 2017 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawladda Itoobiya ayaa Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ay ku wareejisay 120 maxbuus oo ka soo jeeda Somaliland, Soomaaliya oo in muddo ku xidhnaa dalkaasi.
