Wasiirka Duulista Oo Ka Hadlay Dhulka Madaarka Cigaal Ee La Dhisayo Oo Su’aalo Dhaliyay
July 5, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka duulista iyo hawada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Farxaan Aadan Haybe, ayaa ka hadlay dhul madaarka Cigaal uu leeyahay oo maalmahan lagu war helay iyadoo dhisme laga bineeyay.
