Daawo Muuqalka”Suxufiyiin Katirsan Telefishanka Al-Jazeera Oo Jawaab Adag Siiyay Sacuudiga Iyo Xulufada Uu Hogaamiyo Oo Dalbaday In Albaabadda Loo Laabo
July 6, 2017 - Written by Berbera Today
Doha(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah saxafiyiinta ka hawl gala telefishanka Al-Jazeera ayaa waxaa ay jawaab cad ka bixiyeen hadal dhawaan ka soo yeedhay xulafada uu Sucuudigu hogaaminaayo kuwaas oo dalbadey in telefishankan ay dawlada Qatar xidho , waxaana telefishanka Al Jazeera sheegay in uu ka shaqeeyan in ay bulshadu helaan xogaha ay u baahan yahiin
