|
berberatoday.com
MASHRUUCA IS DHEX GALKA DHALINTA DALALKA GOBOLADA SOOMAALIYA OO HADH CAD HARGEYSA KA BILAABMAYA:The Somaliland We Want in
July 7, 2017 - Written by Berbera TodayCabdiraxmaan Caynte, waa wasiirkii & masuulka dagaalka ugu badan ku haya qadiyadda Somaliland – wuxuu Hargeisa ururkiisa #FursadFund ka bilaabayaa mashruucii ugu horeeyey ee uu HADH CAD gudaha #Somaliland ka bilaabo si uu u mijo xaabiyo Somaliland oo uu ugu magac daray #HargeisaJob Fair – waa mashruuc Turkey & Dawladda Somalia dabada ka riixayso. Caynte wuxuu u tafo xaytay sidii uu Somaliland dariiq kasta ugu soo xidhi lahaa. Hadii ay Xukuumaddii dalku seexatay, SHICIB ahaa si naba u aqbali mayno in hadba meel laga soo galo qarranimada #Somaliland. Muuji sida aad uga soo hor jeedo cadawga Somaliland. Qoraal, Cod & Muuqaal ba ku muuji. Xukuumaddu waa in ay indho u yeelataa cid kasta oo dalka hawlo lidi ku ah qaranamida ka qabanaysa. COMMENTS
|
||||
|
|
|||||