Muuse Biixi Iyo Cabdiraxmaan Ciro Oo Soo Kormeeray Goobaha Diwaangalinta Ee Burco , Kana Wada Qeyb Galay Munaasibad Lagu Shaacinaayey Qeybinta Kaadhadhka + Sawiro
July 8, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxiinta madaxweyne ee xisbiyada Waddan Iyo Kulmiye Cabdiraxmaan Ciro iyo
Muuse Biixi ayaa waxaa ay maanta ka wada qeyb galeen goobtii kominshanka doorashooyinku ku shaacinaayey in maanta si rasmi ah qaybinta kaadhadhka cod bixintu uga bilaabmatey gobalka Togdheer
Sidoo kale waxaa ay labadan musharax soo kormeereen qaabka ay kaadh qeybintu uga socoto magaaalada Burco