berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Wariye Cumar Seerbiya , Goobta Lagu Xidhay Iyo Sababta Loo Xidhay
July 8, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay goor dhaweyd xabiga dhigtay Wariye Cumar Seerbiya

oo ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa isla markaana ka soo duulay Magaalada Moqdisho .

Sida ay Shabakada Berberatoday.com iminka u soo sheegeen qaar ka mid ah saxafiyiinta reer Somaliland oo ku sugan gudaha Garoonka ayaa sheegay in aanay ilaa hada xukuumadu  cadeyn danbiga uu sameeyey Cumar Seerbiya  iyo sababta  loo xidhay .

 

Wariye Cumar Seerbiya ayaa la sheegaya in uu xidhay Maamulaha Madaarka Hargeysa , sida saxafiyintani noo sheegen isla markaaana waxaa Saxafiga la socdey xaaskiisa .

 

 

Mudooyinkii ugu danbeeyey Cumar Seerbiya ayaa ku sugnaa magaalada Moqdisho ,kaas oo uu u joogay hawlo shaqo isla markaana uu ka hawl gali jiray telefishan madax banaan oo halkaaasi ka shaqeeya oo lagu magacaabi GOOB JOOG TV sidoo kale Cumar Serbiya ayaa Aroos Iyo Aqal Gal Ku Lahaa Magaalada Muqdisho ee Xarunta dawlada Xamar.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews