Xukuumadda Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hadal Farmaajo Ku Sheegay Inuu Dabo-gal Ku Hayo Heshiiska Somaliland Iyo Imaaraadka Ee Saldhiga Milatari Ee Berbera
July 9, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay si kulul uga jawaabtey hadal shalay ka
soo yeedhay madaxweynaha Somaliya Maxamed cabdilaahi Farmaajo kaas oo sheegay in dawladiisu ku daba joogto sidii ay u heli laheyd xogo ku saabsan heshiiska Somaliland la soo gashay dawlada Imaraadka ee magaalada Berbera saldhiga ciidan laga siiyey .
