berberatoday.com
Britain: Wiil Yar Oo Gaajo Ugu Dhintay Dalka Ingiriiska !
July 10, 2017 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Wiil aad u yar ayaa waxa uu u dhintay gaajo kadib markii ay hooyadii si kadis ah ugu dhex geeriyootay gurigooda oo ku yaalla Hackney ee Dalkaasi Britain, wiilkan yar oo magaciisa la odhan jiray Chadrack ayaa waxa uu u geeriyooday gaajo awgeed muddo laba toddobaad ah kadib markii ay hooyadii geeriyootay sida lagu soo bandhigay jarriidada Daily Mail ee ka soo baxda Dalkaasi Britain.

2Wiilkan yar ayaa awood u yeelan kari waayay inuu taabto Bottonka Gurmadka si loogu soo gurmado waxaana muddadaasi kadib loogu yimid isaga oo ku naf baxay sidii uu dul fadhiyay ee uu ugu dhaganaa Meydkii hooyadii, arrintan ayaa waxay noqotay mid aad loola yaabo gudaha Dalkaasi Britain waxa aanay dad badan is waydiiyeen sidee ayuu Ilmaha yari gaajo daraadeed ugu dhiman karaa isaga oo ku sugan Dalka Britain waliba sanadkan aynu ku jirno ee 2017, waxa kale oo ay is weydiiyeen dad badani waa maxay sababta loo ogaan waayay ilmahaasi yar muddada labada toddobaad ah ee uu hooyadii oo geeriyootay dul fadhiyay, wiilkan yar ayaa waxay Da’diisu ahayd 4 jir halka ay hooyadiina Da’deedu ahayd 24 jir, waxaanay dadkii ka soo qayb galay aaskoodu sheegeen in dadkii dariska la ahaa ay aad u jeclaayeen

 

 

Berberatoday.com

Londo Staff

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews