berberatoday.com
Dastuurkeena (Constitution) Ayaa Qeexaya In Muwaadin Kastoo S/lander Ahi Uu Wax Dooran Karo Isna Ladooran Karo Islamarkaana Uu Kubiiri Karo Xisbiga uu Doono.W/Q Cabdisalaan Cali Geel
July 10, 2017 - Written by Berbera Today

Waxa nasiib darro Weyn ah in xukamadenii ay gacanteeda kuburburinayso dasturkenii milgaha & sharafta lahaa ee aynu dhiganay oo ay ladagaalamayso xoriyatul qawlka. Qof kastoo binu’aadan ah ilaahay ayaa fadilay oo karameeyay islamarkaana xarimay in sharaftiisa lawaxyeleeyo. Waxaan cambaraynayaa xadhiga xaqdarada ah ee ay xukumada dulmiye xabsiga ugu taxaabtay walaalkay siyaasi cali cismaan Xuseen, xasan sh.ibraahim Aw maxamed, ayaanle Suldaan Maxamuud Indhacase & dhamaan masuuliyiinta kale ee dulmiga burco loogu xidhay Laguna haysto maxaydun utaageraysaa c/raxmaan Ciro & xisbiga wadani ee Aydun utaageri laadihiin xisbiga kulmiye & muuse Biixi oo aydun qabiil ugu hiilin ladihiin. Waxayse mooganyihiin amaba ay isyeelyeel katahay inaynu xisbiyada ufuranay inaynu qabiilka kaga baxno qaadanana nidaamka dimuqraadiga ah, xadhiga masuuliyintaasi laxidhayna wax kusii siyaada Moyee waxba kunaaqusmi mayaan ee midhaas haku biyo cabeen xukumad & xisbigeeda dulmiye. Ugu danbayntii waxaan cod gaaban & mid dheerba ugu baaqayaa xukumada & xisbigeeda dulmiye ee gabal dhaca ah inay sida ugu dhakhsiyaha badan (as soon as possible) ay xoriyadooda ugu Soo celiso masuuliyintaasi ay kibirka kuxidhatay islamarkaana ay raali galin buuxda kabixiso gefkaas qaran ee ay kutalaabsatay hadii kale waxay Kala kulmi doontaa cawaaqib xumo aanay mahadin doonin Insha Allah.

xasan sh.ibraahim Aw maxamed, ayaanle Suldaan Maxamuud Indhacase & dhamaan masuuliyiinta kale ee dulmiga burco loogu xidhay Laguna haysto maxaydun utaageraysaa c/raxmaan Ciro & xisbiga wadani ee Aydun utaageri laadihiin xisbiga kulmiye & muuse Biixi oo aydun qabiil ugu hiilin ladihiin. Waxayse mooganyihiin amaba ay isyeelyeel katahay inaynu xisbiyada ufuranay inaynu qabiilka kaga baxno qaadanana nidaamka dimuqraadiga ah, xadhiga masuuliyintaasi laxidhayna wax kusii siyaada Moyee waxba kunaaqusmi mayaan ee midhaas haku biyo cabeen xukumad & xisbigeeda dulmiye. Ugu danbayntii waxaan cod gaaban & mid dheerba ugu baaqayaa xukumada & xisbigeeda dulmiye ee gabal dhaca ah inay sida ugu dhakhsiyaha badan (as soon as possible) ay xoriyadooda ugu Soo celiso masuuliyintaasi ay kibirka kuxidhatay islamarkaana ay raali galin buuxda kabixiso gefkaas qaran ee ay kutalaabsatay hadii kale waxay Kala kulmi doontaa cawaaqib xumo aanay mahadin doonin

Insha Allah. Guul & gobanimo s/land.

W/Q Cabdisalaan Cali Geel 

USA

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews