berberatoday.com
Puntland Oo Soo Bandhigtay Fadhiisimo Cusub Ay Al-Shabaab Kala Wareegtay+Daawo sawirada
July 10, 2017 - Written by Berbera Today

Garoowe(Berberatoday.com)-Maamulka Puntland ayaa manta Saxaafada usoo bandhigay Fadhiisimo iyo deegaano

ay al-shabaab kala wareegeen kadib dagaal qadhaadh oo 4 maalin ka socday Buuraha Gal-gala ee Gobolka Bari.

Image may contain: outdoor

Mudo ka badan 4 Maalmood Ciidamada MAAMUL GOBOLEEDKA Soomaaliyeed ee Puntland waxa ay howlgallo ka wadeen deegaano u dhow dhow Buuraha Calmadoow ee Gobolka Bari halkaas oo la rumeysan yahay in ay ku sugan yihiin dagaal yahano ka tirsan Al-Shabaab.

 

Hawlgalkan oo si joogta ah uga socday deegaanada kala ah Madarshoon,Diindigle,Biyo Madow iyo Mariidle ee Buuraha Cal Madow ayey ciidamadu soo bandhigeen Qalab ay kala wareegeen Al-Shabaab.

 

 

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Puntland oo Saxaafada la hadlay howlgalka kaidb ayaa wax ay sheegeen in intii uu howlgalk socday ay dagaal ku dileen ilaa 18 Askari oo ka tirsan Ciidamada Al-Shabb sida ay hadlka u dhigeen.

Image may contain: mountain, sky, outdoor and nature

Weli Al-Shabaab dhankooda kama hadlin howlgalka ay Saraakiisha Puntland ku sheegen in ay kula wareegeen fariisimihii Al-Shabaab ee Buuraha Calamadoow ee Gobolka Bari Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

Image may contain: outdoor

No automatic alt text available.

Image may contain: outdoor and nature

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews