berberatoday.com
Siyaasi Duur Muxuu Ka Yidhi Inuu Dib Ugu Biirayo Xisbiga Kulmiye”Hanbadii Ku Hadhey Xisbiga Kulmiye Qarka Waxay U Saaran Tahay In Ay Kala Yaacdo , Talo Xumaan Baahsan Baana Heshay”Daawo Muuqal
July 11, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Telefishanka HCTV ayaa waxaa uu dhawaan wareysi xaasaasi ah la yeeshay Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur wasiirkii hore ee wasarada arimaha gudaha Somaliland isla markaana imika ka tirsan xisbiga Waddani

 

 

 

Siyaasi Duur ayaa wareysigan waxaa uu kaga Hadley arimo door ah oo ay ka mid yahiin in uu ka bixi doono xisbiga Waddani kuna biiri doono xisbigii uu hore uga tirsanaa ee Kulmiye

 

Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa sheegay in xisbiga Kulmiye uu hore u kala yaacay isla markaana hanbadii iminka ku hadheyna qarka u saran tahay in ay sii kalo yaacdo iyada oo ay sabab u tahay Talo xumo ku habsatey waa sida uu hadalka u dhigaye

” Xisbiga Kulmiye hore waa uu u kala jabey , Iminkana hanbadii ku hadhey xisbiga Kulmiye qarka ayey u saran tahay in ay sii kala yaacdo oo talo xumo baahsan ayaa ku habsatey , aniga qorshaheyga kuma jirto , meherada Kaceysa miyaa la maal gashadaa , maya hantida kuma aamintid . tacabka siyaasiga ah ee aan galaayo Mustaqbalka uma arko in uu Kulmiye ku jiro , Kulmiye waxaan u arkaa in aanu siyaasada danbe ku guuleysan Karin , in ay talo xumaan ka jirto , in uu qeybsan ka jiro , markaas hanbada iminka Kulmiye wada joogta kuma wada joogto isku san banaan iyo kalgacal ” ayuu yidhi siyaasi Duur

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Wareysigan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews