Daawo Muuqalka”Midawga Yurub Oo Ka Hadlay Sababta Ay U Xidheen Xafiiskoodii Hargeysa Iyo Wadahadalada Somaaliland Iyo Soomaaliya
July 21, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Telefishanka HCTV ayaa waxa uu wareysi la yeeshay safiirka midowga
Yurub u fadhiya dalka Somaliya waxaana uu weydiiyey sababta ay Midowga Yurub u xidheen Xafiiskoodi Hargeysa .

Danjiraha ayaa sheegtay in arintaasi ay tahay mid ka timid xaga maamulka balse waxaa ay cadeysay in Midowga Yurub uu wali Hargesa jooga oo uu xafiisyo uga furan yahiin