Daawo Muuqalka”Musharax Muuse Biixi Cabdi Oo Baaq Nabadeed Udiray Beelaha Walaalaha ah Ee Dirirtu Ku Dhexmartay Deegaanka Dararweyne Ee Degmada Ceel Afweyn
July 22, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee
Xisbigaasi ayaa waxaa uu ku baaqay in la joojiyo dagaalka labada beelood ee walaalaha ah ku dhex maray deeganka Ceel Afweyn ee gobalka Sanaag
Musharax Muuse ayaa sidoo kale soo jeediyey in talo laga yeesho sidii colaadaas loo joojin lahaa isla markaana laga hawl galo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/ei77fQl6Jp4
Berberatoday.com