Daawo Muuqalka”Weheshiga Ilmada: Daawo Filim Cusub Oo Ka Warramaya Halista Tahriibta
July 22, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Filim kooban oo ka warramaya Dhibaatada Dhallinyarada Tahriibaa la kulmaan, intay ku jiraan Safarka dheer.
Filimkan waxa lagu metelay magaalada Hargeysa, wuxuu muujinayaa xaqiiqda dhabta ah ee Waalidiinta iyo da’yartaba ka haysata Tahriibka.
Waxa qortay Yaasmiin Maxamed Kaahin oo ah Suugaanyahanad reer Somaliland ah, waxaana soo saaray oo hagay Barkhad Maxamuud Kaariye oo ka mid ah Suxufiyiinta Reer Somaliland.
