Duufaano Xalay Ku Dhufatey Mid Ka Mid Ah Xeebaha Soomalida Iyo Khasaraha Ka Dashey
July 24, 2017 - Written by Berbera Today
Caluula(Berberatoday.com)-Wararka Saaka ka imaanaya degmada Caluula ee Gobolka Beri ee maamulka
Puntland ayaa kusoo waramaya inay ku dhufateen xalay Dabaylo duufaano waa kuwaa soo saamayn ku yeeshay Bulshada degmada Caluula.
Wariye ku sugan halkaasi ayaa saaka soo sheegaya inay Xalay Dabaylo khasaaro gaystay ku dhufteen degmada Caluula ee Gobolka Beri kana mid ah dedmooyinka hoos taga Maamulka puntland.