Ismaandhaaf Ka Taagan Xubnaha Boodhka Dekeda Berbera Somaliland Ku Yeelanayso Iyo Qoyska Madaxtooyada Oo Doonaya Inay Laba Xubnood Yeeshaan
July 24, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wararka Kasoo Baxaya Aqalka Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa ayaa sheegaya in Muran iyo ismaadhaaf ba,ani ka dhex aloosanyahay Qoyska Madaxtooyada Iyo Wasiirada Beesha Madaxweyne Siilanyo oo dhinac Ah iyo Wasiirada Kasoo Jeeda Beesha Subeer Awal Ee Xukumada Katirsan kuwaas oo iskuhaya qaabka Sadexda xubnood ee dawlada Somaliland kU yeelan doonto Boodhka Maamulka Dekeda Berbera oo ka koobnaan doona(7)Todoba Xubnood oo afar kamida shirkada DP World yeelan doonto.